Qeexid

"Dadweyne; ummad."

Qeexid Xigta

Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shacab oo kali ah:
  • Wararka AllPuntland ka heleyso Bakaaraha ayaa waxay sheegayaan in Ganacsatada soo saarayaan go'aamo wax lagaga qabanayo arrimaha lacagaha la diiday ee shacabka ka dibad baxayaan.
  • Robert Gates waxa uu intaa ku daray in kacdoonkii ka dhacay dalalka Masar iyo Tunis uu ahaa mid shacabku ay ku muujiyeen sida ay uga cadhaysan yihiin dhaqaale burburka iyo qalaanqalka siyaasadeed ee ay ku soo jireen sanado badan.