Qeexid

"S. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shabaab oo kali ah:
  • Ururka Xisbul Islam ayaa madaafiic khasaare nafeed geystay ku garaacay dhanka bari ee Magalaadaas, halkaasoo ay ku sugan yihiin ciidamada kasoo horjeeda Xisbul Islam iyo Al-shabaab, waxayna sababeen khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed.
  • Si kastaba Ciidamada Alshabaab ayaa markii ay halkaasi saaka tageen waxaa mar qura isaga baxay Magaalada madaxdii Maamulka gobolkaasi kuwaasoo meel ay cirib iyo jaan dhigeen aan la aqoon inakstoo la maleynayo inay isla gobolka meelo ka tirsan u fakadeen.