Qeexid

"ld shaarib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaarub oo kali ah:
  • Tuulada shaarubo naagoodle oo aan hangool la tiigsaday, ayay ii sheegeen in ay sanduuqoodii caashaq ka dhaamiyeen.
  • Shaarub dheer iyo shiddo badan midna ma lahaan jirin.