Qeexid

"eeg shaandhee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaandhayn oo kali ah:
  • Isku-shaandhayntani, waxay saamaysay ilaa 70-qof oo Madaxda iyo sarakiisha Kastamka ah, kuwaas oo mid kastaba laga bedelay goobtii uu hore u joogay, loona bedelay meel kale oo isla Kastamka ah.
  • Haddaba, waxa la is-weydiin karaa: Hawsha kala-shaandhaynta xogta diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha, ee saddexda xisbi isla qaateen in la sii wado, ma tahay hawl farsamo oo diiwaan-gelineed?