Qeexid Xigta
ld shaambis.
ld shaambis.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld shaambin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm.
Qeexid Xigta: Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro.
Qeexid Kale: Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori). 4. Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid shaambo ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaambee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shaambi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Curri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shabi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld faambiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaaci. ld shaacis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shaahis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shuushaami. ld shuushaamis, shuushin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shaafii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaamareeri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nin dhallin yar oo xoog leh.
Qeexid Xigta: Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: War iwm faafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Shaah cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]