Qeexid

"(-dyo, m.dh) Marqaati."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaahid oo kali ah:
  • Buuggaas ka sokow wuxuu cuskanayaa marag isugu jira qoraallo, munaasabado iyo dad badan oo shaahid ahaa.
  • Cali ayaa yidhi haa inankayga Xassan ayaa shaahid (markhaati) ka ah inay seeftu tahay seeftaydii.