Qeexid Xigta

Dhabbe jid cadde ah oo baabuurtu marto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaag oo kali ah:
  • Axmed Maadeey ayaa sidoo kale shaagay in dhamaan Maxkamadaha laga tirtiri doono dhulka Somalia, isla markaasna DF ay gacanta ku dhigi doonto dhamaan Gobolada Dalka.
  • Isagoo guluulaca markii, lagu guraabaasay Geddii lagu aqoon jiray markii, laga gawaanraacshay Gurgurshaaga Adigow noqdiyo, laaxin gure weyne!