Qeexid

"Cid bugtey caafimaadin (Eebbe)."

Qeexid Xigta

Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaafi oo kali ah:
  • Meel aan iyaga ka fogaynna,waxaa Tusbax la fadhiyi jiray,kuna subxaanalaysan jiray Oday-Dikriyow,kaas oo badanaaba ku luuqayn jiray Qasiiddo uu si gaar ah u jeclaa,oo ahayd:-"Axmad Nabi-Muxamad,yaa shaaficul-Qiyaama".
  • Qofkii xaaskiisa u gaalmooda labo jeer maalin ramadaan ah qofkaasi waxaa laga doonayaa hal jeer kafaaro-gudkeed, gabadhiina laguma leh kafaaro-gud (waa sida uu qabo Imaam Al-Shaafici).