Qeexid

"ld shaacin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaacis oo kali ah:
  • Hada oo uu guddoomiyuhu tagay dalka Denmark oo sida ku cad warar warbaahintu shaacisay uu la kulmay jaaliyada Isboortiga Soomaaliyeed ee dalkaasi soo dhaweyn heer qaran ahna loo sameeyay waxaa hadana la sheegay in uu dalkaasi magangeliyo u raadsaday.
  • Beri ayaa la filayaa in Dowladda shaaciso, wixii ku soo kordha wararkeena danbe ayaa idinkugu soo gudbin doonaa haduu Awooda Alle Idmo.