Qeexid

"(-xay, -xday; -bixi) Soo sh.: wax la wada yaqaan noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaacbax oo kali ah:
  • Muuqaalkaasi, waxa uu keenay soo shaacbax weyn oo ahmiyad la siiyay ciyaaraha kubadda cagta ee Afrika, taas oo ay naadiyada adduunka ugu sareeyaa heshiisyo la galeen xidigii Afrikaanka ahaa ee koobka Adduunka 1990.
  • Waxaa soo shaacbaxay, cajalado laga duubay wadadaadkaas oo muujinayay nacayb badan oo uu u qabo wadanka maraykanka.