Qeexid

"Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaac oo kali ah:
  • Sameynta ciidamadaan ayaa waxay kusoo beegmaysaa kaddib markii ay dhawaan shaaciyeen ganacsatada Banaadir in Ra'iisul Wasaaraha Somalia uu amar ku siiyay inay sameystaan ciidamo ka madaxbannaan kuwa Dowladda oo ilaalo ka qabta suuqa.
  • Madaxweynaha Mareykanka ayaa horey u baajiyey in gantaalo lala beegsado Somalia sidaas waxaa bishii hore lagu shaaciyey wargeyska Washinton Post.