Qeexid
(-hyo, m.dh) U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah1.
(-hyo, m.dh) U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah1.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-hay, -hday; -bihi) Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: ld shaabbah2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-hyo, m.dh) ld shaabbah1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin dhallin yar oo xoog leh.
Qeexid Xigta: Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Shaah cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld shaabbadayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaabbadee. ld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn, sha
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Qeexid Xigta: Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Qeexid Kale: Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shabbihid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Noqoshada wax uu eber noqdo.
Qeexid Xigta: B. ah: weel aan waxba ku jirin.
Qeexid Kale: B. ah: meel aan waxba oollin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shaabbad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaabbadayso. ld shabbadaysasho, shabbaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaabbaday-san. ld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shaabbadayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dabridka toogta lagu barto.
Qeexid Xigta: Dabrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Dabridid toog ku barasho.
Qeexid Xigta: Dabrid shiish ku tartamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]