Qeexid

Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaabbadaysan oo kali ah:
  • Quruxdii iyo shacnigii ay lahayd Muqdisho xilligii iigu dambaysay ayaa maskaxdayda ku shaabbadaysan.
  • Quruxdii iyo shacnigii ay lahayd Muqdisho xilligii iigu dambaysay ayaa maskaxdayda ku shaabbadaysan.