Qeexid

"sha'ni m.l Si; xaal; ged; alab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sha oo kali ah:
  • Dadka u kuurgala siyasada Kenya ayaa filaya in Madaxweynaha Kenya ku adkaaneyso sidii uu u socodsiin lahaa siyaasada xukuumadiisa kadib doorashada afhayeenka Barlamanka cusub.
  • Axmed iyo Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa kula saacado socda ku yeeshay Magaalada Addis Ababa xalay, kaasoo ay kaga hadleen xaalada dalka Somalia, gaar ahaan amaanka iyo siyaasada.