Qeexid

(-do, m.l) ld saylad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seylad oo kali ah:
  • Tallaabadaasi ayaa waxa ay ka dambeysa kadib kullan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen ganacsatada gobolka Banaadir iyo saraakiisha Ciidamada booliska Soomaaliyeed, kaasi oo ay ku wada heshiiyeen in ciidamada ay sugaan amniga laba seyladood.
  • Intii na la socotay Arafadii dhowayd qiimaha adhigu wuxuu seyladaha ka gaadhay $100.