Qeexid

"Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seri oo kali ah:
  • Inzaghi 6 gool ayuu dhaliyay ciyaarihii kooxdiisa ee kooxaha heerka koowaad (Serie A) ee dalka Talyaaniga, halka u sagaal gool ka dhaliyay ciyaaraha kale ee Horyaalka Yurub (Champion League) ciyaaraha xilli-ciyaareedkan.
  • Aqoon korodhsi (kvalifisering) Shaqadoonka u baahan in laga caawiyo si uu shaqo u helo, waxa la siin karaa tababar shaqo iyo aqoon korodhsi iyada oo la adeegsanayo koorasyo kala duwan iyo waxbarasho kale oo habeysan.