Qeexid

"Ul yar oo jilicsan; dhenged."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga serbi oo kali ah:
  • Wararka) - Ra’iisal-wasaarihii dalka Serbiya, Melorat Lokavic ayaa maalintii dorroaad lagu dilay caasimadda dalkaasi ee Belgrade, iyadoo ilaa iyo haatan aan la garanayn sababta keentay dilka Ra’iisal-wasaaraha.
  • Tababaraha dalka Serbia and Montenegro, Dejan Savicevic ayaa shaqada ka tegay guul-daradaa kadib, taas ay dalkaasi rajadii ay ku tegi lahaayeen koobka Yurub 2004 ee dalka Portugal ay halkaa ku hadhay.