Qeexid

"(-iyo, m.dh) Lacag sanuud ah midka ugu qiimo yar; dhururuq. ld santi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga senti oo kali ah:
  • Padrizia Sentinelli ayaa waxay kulan la qaadatay Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Cali Maxamed Geeddi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sh.
  • Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Talyaaniga Padrita Sentineli ayaa sheegtay in dowladdeeda ay aad ugu walaacsan tahay dagalada ka bilowday magaalada Muqdisho iyadoo baaq ka soo saartay dagaaladaasi.