Qeexid

"ld salal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga selel oo kali ah:
  • Waxaa laga soo noqon jiray Selel,Biyo Qaboobe, Biyo Canood, Biya Baxay… Xoolaha la ururiyo qaar waa lagu sadqayn, inta hadhayna ugaaska ayaa lagu dajin oo reer looga dhisi.
  • Xuseen Iidle Shire, ayaa sababtay in gebi ahaanba la gubo baabuurkii maayarka degmada kadib markii ay dab qabadsiiyeen dadweyne ka soo horjeeday xil-wareejinta, iyadoo la sheegay in baabuurka lagu dhexgubay guriga xarunta u ah badhasaabka gobolka Selel.