Qeexid

"(-do, m.dh) ld sakad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seked oo kali ah:
  • Boolisku waxa la sheegay in ay isku gedaameen dhawr sekedood, ciidanka iyo dadkii ninkaa garanayayna ay isku dayeen inay ku qanciyaan inuu tuuro Baangaha iyo walax kale oo bir ah oo uu iyana sitay.
  • Sekedahaas oo mid ka mid ah uu ku yaalo guriga uu deggan yahay Sh.