Qeexid

"Daqiiqad; ilbiriqsi. ld seken."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sekan oo kali ah:
  • Afhayeenka Baarlamanka Edward Sekandi, ayaa Mooshinka u gudbiyay Guddiga Gaashaandhiga iyo Arrimaha Gudaha ee Baarlamanka si ay uga soo doodaan, ka hor inta aan la ansixin.
  • Afhayeenka Baarlamaanka Uganda Edward Sekandi ayaa sheegay in Baarlamaanka Uganda cod aqlabiyad leh ay u codeeyeen in ciidamo ka socda dalka Uganda loo diro dalka Soomaaliya, ciidamadaas oo badali doona kuwa Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.