Qeexid

"Cid hurdisiin."

Qeexid Xigta

Dab iwm damin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seexi oo kali ah:
  • Howlwadeenada Isbitaalka Baydhabo ayaa sheegay in dhaawacyada lasoo gaarsiiyay ay qaarkood yihiin kuwo culus ayna dhamaantood seexiyeen isbitaalka, waxaana xirmay ganacsiga suuqa Baydhabo.
  • Dhinaca kale waxa laga baqa qabaa in xukuumadu dad xidh-xidhista balwad ay u noqoto, oo sida qaadka ugu xaraarooto warbaahinta iyo wareegtadaba ay xabsiga seexiso.