Qeexid

eeg seetee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seetayn oo kali ah:
  • Waayo marka hore IGAD waxa loo sameeyay feedh jeexa iyo seetaynta OAUda.
  • Barxaddii diyaaradaha lagu seetayn jiray, waxaa diyuuraddii iyo rakaabki laga kala keenay degmooyinka kor xusan si xamaasad iyo niyad wanaag ku jirto ugu soo dhoweeyay, dhammaan xubnihii C.Cirka iyo khubaradii C.Cirka Talyaaniga.