Qeexid

"Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin."

Qeexid Kale

Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.

Qeexid Xigta

Asaas; saldhig.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sees oo kali ah:
  • Hase yeeshee maamulayaasha dawladda hoose oo isticmaalaya kooxo isugu jira ciidamada booliska iyo ciidamda Qaranka ayaa shalay baabi’iyey seeskaa, iyadoo ay madaxda dawladda hoose sheegeen inay goobtaasi noqonayso istaan basaska ah.
  • Kalkuleetarkii ayaa la horu marinayay maalinba maalinka ka danbaysa ilaa sannadihii afartaneeyadii kaas oo sees u noqday in lasoo saaro qalab badan oo loo adeegsado isgaadhsiinta iyo waxbarashadaba.