Qeexid

"Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seeraar oo kali ah:
  • Afhayeenka Raaskambooni C/naasir Seeraar oo wrabaahinta Muqdisho la hadlay saakay aroortii hore ayaa sheegay in dagaalkaas uu ahaa mid qorsheysan oo ay kusoo qaaday Al-shabaab iyaguna ay iska difaaceen.
  • Wasiirka Macdanta iyo biyaha Maxamud Salad Nuur, xildhibaan Xasan Dhimbil Warsame, Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo xubno kale ayaa ka mid ahaa xubnihii kulankaasi ka qeybgalay.