Qeexid

"Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa."

Qeexid Xigta

Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seer oo kali ah:
  • Wasaaraddani Dhul badan oo danta guud loo seeray ayey ku wareejiyeen dad ay dan gaarihi ka dhaxeeyso oo keentay dil, degaano badana ka dhalisay COLAAD.
  • Seerahan oo ku yaalla galbeedka magaalada,waxa sameeyey gumaysigii ingiriiska balse beryahan dambe ayaa qaar dadweynaha ka tirsani waxay kasamysteen dhulbeereed aan sharci ahayn iyo dhismayaal taasoo xaalufisay dhirtiiseerahaasi lahaan jiray.