Qeexid

"(-ooyin, m.) Neef ari ama lo' ah aan geeso lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seenyo oo kali ah:
  • Cali Axmed Raabbi "Cali Seenyo" Siyaasaddu Ma'aha Dhiig waxa hees cusub oo uu allifay Abwaan Cali Axmed Raabi "Cali Seenyo".
  • Martin Orwin iyo Cali Axmed Raabbi (Seenyo) C/raxmaan waxa loo aqoonsaday habeenkaas hal abuur rajo wayni ka soo ifayso oo haya jid wanaagsan oo da'diisa iyo awoodda hal abuurkiisu kala weyn yihiin.