Qeexid

"Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro."

Qeexid Xigta

S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seen oo kali ah:
  • Madaxweynaha Ciraaq, Sadaam Xuseen ayaa markii ugu horaysay usoo baxay suuqyada waaweyn ee magaalada Baqdaad, taas oo sawiro ku saabsan arrintaasi uu soo bandhigay telefishanka dalka Ciraaq oo ay ka xigteen warbaahinta kale ee caalamku.
  • Halka ka akri Dhinaca kale Islaan Xuseen Xaaji Cabdi oo ka tirsan odayaasha Sanaag ayaa Cadde Muse ku eedeyay faragalinta beelaha gobolka Sanaag isaga oo ku tilmaamey wax laga xumaado in Madaxweynaha uu xullo cidda beeshiisa uga mid noqneysa Barlamanka.