Qeexid

(-iyaal, m.l/dh) Naag la qabo walaalkeed iyo ninkeedu waxa ay isu yihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seeddi oo kali ah:
  • Aynu ku socono odhaahda caanka ah ee Ina Sanweyne: Sharcigu ma yaqaan sodog, seeddi iyo saaxiib toona.
  • Aynu ku socono odhaahda caanka ah ee Ina Sanweyne: Sharcigu ma yaqaan sodog, seeddi iyo saaxiib toona.