Qeexid

"(-do, m.l) Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seed oo kali ah:
  • Dawladu ma laha Sanduuq Booseed (Mail BOX), waxaana jira Wasiirka Boosta iyo Isgaadhsiintu, hadaba maxaa ay shaqadeedu tahay wasaradani.
  • Naadiyaasha oo saldhigoodu ahaa Muqdisho waxaa ay inta badan mataleyeen hogaan ama urur jira sida ciidanka xooga, ciidanka amaanka ama booliska; tusaale Naadiga Horseed wuxuu ku ciyaari jirey magaca ciidanka qalabka sida ama militeriga Soomaaliya.