Qeexid

"ld sidee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga see oo kali ah:
  • Dhaawaca Xuseen Xuubsireed ayaa lagu waramayaa inuusan aheyn mid culus, waxaana lagu daweynayaa isbitaalka ay gaarka u leeyihiin ciidamada Ugandha sida lagu helayo warar lagu kalsoon yahay.
  • Si kastaba ha ahaatee halka uu ku dambeeyey Sadaam Xuseen waa mid aanay u caddayn sida ay sheegayaan maraykanku.