Qeexid

"(-dad, m.l) Qayb cunto ah oo Ilaah nafley calaf uga dhigo. ld sad1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sed oo kali ah:
  • Waxa kale oo la gudboon Madaxweyne Rayaale inuu xoogga saaro qalabaynta Ciidanka, lana baadho arrimaha dhinaca musuqmaasuqa ee la sheegay inuu aafeeyay sedka yar ee Ciidanka.
  • Sidaa darteed saddexda urur ee shardigaa buuxiya ayaa soo baxaya, noqonayana saddexda xisbi ee dalka ka jiri doona, laakiin kala yeelanaya kaalinta koowaad, labaad iyo saddexaad, sida ay u kala sed bataan.