Qeexid

"(-iyo, m.dh) Ilmo; caruur; cunug."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sebi oo kali ah:
  • Maxaa se maanta isku xidhaya murugooyinkii dhawr iyo labaatan sannadood dad qarad gaar ah lihi ka dambeeyeen iyo sebiga yar ee aan taaba waxba ka ogayn ee macaluusha u dhimanaya badbaadintiisa iyo u gurmashadiisa!