Qeexid

"ld saman."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seben oo kali ah:
  • Hoon Gees, ayaa dharraar dhoweyd tibaax ku helay jabad baali ah oo la sheegay in lagu xaseeyay aqoonsigii Shankaroonland seben hore oo ku beegnayd hilaadahay sannadihii daran-doom mooge iyo Ingiriis dareerkii.
  • Tusaale ahaan, sebenkii Cumar bin Khaddaab, haweenay uur leh baa waxay ku doodday in lagu khasbay galmo, kaddib markii ninku u diidey inuu biyo ka waraabiyo jeer ay isu dhiibto, iyaduna biyaha ay aad ugu oommanayd.