Qeexid

(-myo, m.dh) (baay.) Walax xab oo kale ah oo ku wareegsan bu'da unugga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saytobalaasam oo kali ah:
  • Haddii aad u fiirsato amiiba firfircoon waxaad arki doontaa in uu saytobalaasamkeedu leeyahay socod qulqulaya. saytobalaasamka qulqulaya ayaa cadaadiya xuubka unugga, sameeyana tuur loo yaqaan addimo-beeneed.
  • Maxaa yeelay, saytobalaasamka ayaa cufka unugga dib ugu qulqula, taasoo sabab u ah dib-u-noqoshada addin-beenaadka.