Qeexid

"Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sayr oo kali ah:
  • Sheekh Shariif ayaa dhankiisa dhawaan ku gacan-sayray hadal uu siiyay Ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia TV ku yaalla Nairobi oo lagu magacaabo MTV, kaasoo uu ku sheegay inay la hadlayaan mucaaradka ku sugan Asmara.
  • Wararkan ayaa sheegaya in Cadde Muse si kulul ugu sheegey Sheekh Aadan Madobe in uu joojiyo talaabada lagu ansaxinayo ajnadahaan hor-yaala Barlamanka balse uu ku gacan sayrey.