Qeexid
Dabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan.
Dabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ugaar, xoolo iwm dabo ruxid samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld saynwaraaryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld saynwaraarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar oo u dhexeysa labadhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa yaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof buka ama dhaawac ah baanin.
Qeexid Xigta: ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax badin.
Qeexid Xigta: Xowli kordhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid baraare siin (Eebbe).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qado siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka s.: nafley ka qaylisiin.
Qeexid Xigta: Ka s.: wax ka dhawaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: seeraari lg2 Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
m.dh
Qeexid: Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-mo, m.dh) Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cilmiga barashada noolaha iyo manoolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax, wax daboola kuna heeran.
Qeexid Xigta: Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax daboolid.
Qeexid Xigta: Wax dabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]