Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof cilmiga sayniska aqoon u leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saynisyahan oo kali ah:
  • Curiyahan Baladiyaam waa bir leh midabka naxaasta oo cadaan xiga, taasi oo u helay saynisyahan William Hyde Wollaston sanadkii 1803dii asagoo ugu magac daray sheekooyinkii hore ee Giriiga Pallad.
  • Inta badan Saynisyahannada iyo khubarada cilmi-baadhistu waxay rumaysan yihiin in kala duwanaanshahaasi uu ka yimid in qaab, nooca iyo dhaqanka raashin cunista ay waddamada dunidu ku kala duwan yihiin.