Qeexid

"Cilmiga barashada noolaha iyo manoolaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saynis oo kali ah:
  • Markaa waxaa wanaagsan in la isticmaalo qormada sayniska.
  • Tirada qormo saynis ku qoranwaxay ka koobantahay tiro ka weyn ama le'eg kow, kana yar toban oo lagu dhuftay toban abyooneku jibaaran.