Qeexid

"Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac siga ah lagu kala beddesho."

Qeexid Xigta

Suuq xoola-ha lagu kala iibsado. ld seylad, siilad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saylad oo kali ah:
  • Cawl waxa kale oo uu sheegay in aanu weligii dhul iibin ama cid ka tirsan maamulkiisu aanay dhul iibin, isaga oo beeninaya dhalliilaha iyo eedaymaha ku saabsan in dowladda hoose ay noqotay saylad dhulka lagu kala iibiyo.
  • Dhinaca kalena, waad ogtahay oo Sayladii dhoofka xoolaha waa la inaga xayiray, qaabka Siyaasadeed ee aanu ku soconaana waa mid yagleel ah, Mashaariicdii horumarintuna meesha way ka maqan tahay oo Caalamkuba waxba nama siiyo.