Qeexid

"(-yo, m.dh) Wax naag ninka qabaa u yahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga say oo kali ah:
  • Ilo wareedyo ku dhow dhow Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa sheegaya in uu u yimid xildhibaanka ka qeyb qaadashada howlo maamul loogu sameynayo degamadaas oo sida muuqata uu hada ka taagan yahay maamulka loo dhisay is qab qabsi.
  • Wasiir K/xigeenka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Salaad Cali Jeelle oo GO aan xiriir la sameysaynayaa beeniyay in saakay wax dagaal ah uu bilowday, balse xiisado dagaal ay jiraan.