Qeexid

"(-do, m.l) Badan weyn oo si gaar ah loo sameeyey, matoor lehoo maraakiibta wax loogu geeyo loogana soo qaado. ld sixiimad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxiimad oo kali ah:
  • Burcad badeed dishay Naakhuude doon Koox burcad badeed oo wadatay labo saxiimadooda oo ah nooca dheeraaya ayaa weerar ku qaaday Dooni kalluumeysi oo mareysay meel ku dhow xeebta degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar.
  • Huudhi calool-weyne ah oo u dhaansanaa dalka faransiiska ayaa ku huruushooday goodiga Cadmeed, ka dib markii ay saxiimad yar oo malaasani kelida ka qaniintay, hirdina ku qarxisay.