Qeexid

"Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxaro oo kali ah:
  • Baaritaanno lagu sameeyay saxaro laga qaaday 30-bukaan ayay WHO sheegtay in 18 ka mid ah laga helay daacuunka, iyadoo sheegtay in cudurkan uu halis weyn ku hayo dadka barkaacayaasha ah iyo caruurta.
  • Booliiska dalka Libya ayaa u fidiyay gargaar dadkaas 12-saacadood kadib markii uu shilku dhacay, waxayna labadan qof ay xaqiijiyen in dadka qaarkood ay u dhinteen gargaar la'aan; maadaama meeshu tahay mid saxaro ah.