Qeexid

Cid dhibaato weyn gaarsiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxariiri oo kali ah:
  • Sababta ay ku raacdayna malahayga waxay ahayd diin jacayl, oo waxay is lahayd inta aad ifka wada joogtaan ku dulmiyimaayo, ku dayrin maayo; ku dagaali maayo, kua deedafayn maayo; ku silcin maayo, kuna saxariirin maayo.