Qeexid

"Dhibaato aad u badan; silic; rafaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxariir oo kali ah:
  • Haddaba anoo la kulmay walaalo Soomaaliyeed oo soo maray saxariirkaa iyo halaagga safarkaas dheer ee tahriibta ah ayaa waxaan maqaalkan kooban ku soo ururiyey murugaddii iyo miyir doorsoonkay kala soo kulmeen dhibtaas.
  • Waxaase fajaciso noqotay in dhibta iyo saxariirka aynnu innagu isku geysannay ee aan cidka kale loo aanaynayn caalamka oo dhammina ku wareersan yahay jid loo raaco la waayo.