Qeexid

"Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno."

Qeexid Xigta

Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxan oo kali ah:
  • .Saantii doraataa sari ka hadhaa 86.Saxan saxan ku gud, Saan saan ku gud.
  • Labada barnaamij iyo hingaad-saxahaba waa barnaamijyo ay xuquuqdooda fasaxantahay (Open Source, Copyright free).