Qeexid

"Habka, aqoonta iyo farsama-da loo isticmaalo war lagu baahinayo jara'-id."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saxaafad oo kali ah:
  • Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa dhawaan ku baaqay dagaal ka dhan ah kooxaha ka horjeeda dowlada, isagoo wareysi uu saxaafada siiyay ku sheegay in luuqada keliya ee ay mucaaradku fahmi karaan ay tahay dagaal, dowladuna ay u diyaargarowday.
  • "Dadka xukunnada lagu fuliyay dhammaantood waa qirteen inay dambiyada galeen, waxaana xukunnadan ay ahaayeen kuwo Islaamka lagu saleeyay" ayuu yiri Sheekh Cismaan Siidow oo saxaafadda la hadlay xukunka markii la fuliyay kadib.