Qeexid

"S. ah: wax aan qalad ahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sax oo kali ah:
  • DGPL ayaan weli soo bandhigin cadeymo muujinaya dhimashada raggaaan iyada oo caadiyan maydadka dadka lagu sheego argagixasada lagu soo bandhigo saxaafada reer Galbeedka.
  • Codka aqlabiyada ah ayaa waxaa saxaafada u xaqiijiyay guddoomiyaha ku xigeenka baarlamaanka DF Max'ed Cumar Dalxa oo sheegay inaysan jirin cid diiday ajandaha ay soo gudbiyeen xubnaha ka tirsan baarlamaanka ee ku aadan sugida amaanka Gobolka Bay.