Qeexid
S. ah: isku mid ah oo aan wax is dheereyn.
S. ah: isku mid ah oo aan wax is dheereyn.
magac / noun
Dheddig / feminine
Khabar / predicate
fk.we
Qeexid: ld sow.
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Cod; dhawaaq; luuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta.
Qeexid Xigta: Qof aan caqli lahayn; nacas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Qaylo dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Cid aad u qaylin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld saawee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc cayaarihii hore ka mid ah (batar).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Heerka bislaan shaha miraha ee qallaylka ka horreeya gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Weyrixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: (-cyo, m.dh) Meesha laga soo farcamay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Askeri caddaan ah oo aan derejo lahayn. ld sowjar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Dhaandhaan; nacas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid dhaan dhaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Heerka bislaanshaha miraha ee ka horreeya qallaylka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld saawayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Buuq badan ama qaylo dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sawax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sawir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]