Qeexid

"Wax la sawiray noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sawiran oo kali ah:
  • Boorama waa safar doon wada saaran si ay adiga kuugu sawiran tahayba oo aan wax u kala qarsoonayn.
  • Waxa kale oo Wargeyska ku sawiran warqad uu qoray taliyaha ciidanka cirku, taas oo uu dawladda ka dalbayo in lix boqol oo kun oo doolar, oo ahayd mushaharkii calooshooda u shaqaystayaashaas loogu shubo banki ku yaala dalka Ingiriiska.